Dayuuradaha Mareykanka oo duqeyn ka geystay degaan ka tirsan Galgaduud

Dayuurado dagaal ayaa xalay ka geystay degaanno u dhaxeeya degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur ee bariga gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya Duqeynta ayaa lala beegsaday xarumo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-shabaab oo ku yaalla degaanka Bulacle iyo deegaanno kale oo hoos yimaada degmada Ceelbuur. Goob joogayaal ku dhow degaanadaas ayaa sheegay … Continue reading Dayuuradaha Mareykanka oo duqeyn ka geystay degaan ka tirsan Galgaduud